Deni & Axmed Madoobe oo Muqdisho imanaya iyo shirkii wadatashiga oo furmaya

Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa lagu wadaa iney 72ka saacadood ee soo socda soo gaaraan magaalada Muqdisho caasimada Somalia si loo sii ambaqaado wadahadalkii kala dhexeeyey DF sida laga soo xigtay ilo wareedyo ku dhow xukuumada Somalia. Arrintan ayaa ka dambeysay dedaalo isdaba joog ah oo ay sameeyeen wakiilada beesha caalamka u jooga Somalia. Shirka … Continue reading Deni & Axmed Madoobe oo Muqdisho imanaya iyo shirkii wadatashiga oo furmaya